Musiibo ka dhalan karta markab shidaal sida oo ku xumaaday biyaha Badda Cas oo laga digay

Markab sida shidaal aad u badan ayaa ku xumaaday meel u dhow xeebaha dalka colaadaha sukeeye aafeeyeen ee Yemen , waxaana laga cabsi qabaa in markabkan xumaaday shidaalka uu wado badda ku daato. Markabkan oo lagu magcaabo FSO Safer oo sida shidaal ka badan illaa hal million oo foosto , waxaana markabkan la sheegay in … Continue reading Musiibo ka dhalan karta markab shidaal sida oo ku xumaaday biyaha Badda Cas oo laga digay